Taliye ku xigeenka Booliska Puntland oo ka waramay dhaqdhaqaaqyo Al-shabaab ka wadaan Koonfurta Mudug.[Dhagayso]

April 10, 2016 - Written by Editor

IMG_02651Gaalkacyo:-Taliye ku xigeenka Booliska dowladda Puntland Sareeyo guuto C/qaadir Shire oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu sheegay in ay ka feejigan yihiin dhaqdhaqaaqayo la sheegayo in ururka Al-shabaab ay ka wadaan Koonfurta Mudug iyo Gobolka Gal-gaduud. Taliye xigeenka Booliska dowladda Puntland Sareeyo guuto C/qaadir Shire ayaa sheegey inay ka war hayaan dhaqdhaqaaqyadaas ayna u toog hayaan balse hadda aysan jirin ciidan awood leh oo khatar gelin kara aminga deegaanada Puntland waxaase uu ugu baaqay bulshada iyo weliba dowladdu ay si wada jir ah ay uga digtoonaadaan kooxaha ka tirsan Al-shabaab ee doonaya in ay qaraxyo iyo dilal ka fuliyaan deegaanada Puntland.

Dhinac kale Taliye ku xigeenka Booliska dowladda Puntland Sareeyo guuto C/qaadir Shire ayaa ka digay wax dhib ah la yeelo bulshada Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya balse ay muhiim tahay in laga digtoonaado kuwa ku dhex dhuumanaya oo doonayo in ay dhib u geystaan shacabka Puntland iyo dowladdiisa.

Hoos ka Dhagayso Taliye xigeenka Booliska dowladda Puntland Sareeyo guuto C/qaadir Shire

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Taliye-Xigeenka-Ciidanka-Boliska-Puntland.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online