Warbixin Amniga Magaalada Gaalkacyo ku saabsan oo PLTV ka diyaariyey.[Daawo Video]

April 11, 2016 - Written by Editor

gaalkacyoGaalkacyo:-Waa warbixin Amniga Magaalada Gaalkacyo ku saabsan oo PLTV ka diyaariyey isagoo wariyuhu booqday goobaha kale duwan oo ku yaal Suuqa weyn ee Gaalkacyo iyo weliba goobo kale oo ganacsi iyadoo dadweynuhu ay ka hadleen dareenkooda ku aadan sugida amniga ee ay ciidanka Boolisku ka wadaan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Hoos ka Daawo Warbixin Amniga Magaalada Gaalkacyo ku saabsan oo PLTV ka diyaariyey

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online