Wasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Puntland Cabdi Xersi Cali oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe.[Dhagayso]

April 25, 2016 - Written by Editor

qarjabWasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Puntland Cabdi Xersi Cali oo shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Garowe ayaa waxaa uu uga waramay xaalada amni ee guud ee deegaanada Puntland iyo weliba amaro ay soo saaren wasaaaraddaha amniga iyo tan arrimaha gudaha walow aysan amaradaas si rasmi am u dhaqan gelin.

Wasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Puntland Cabdi Xersi Cali ayaa sidoo kale waxaa uu iska fogeeyey ku lug lahaanshaha ciidanka Puntland dagaal ka dhacay degaanka Daacdheer oo ka tirsan Kilinka Shanaad ee Dowladda deegaan soomaalida Itoobiya.

Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id ee Wasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Puntland Cabdi Xersi Cali

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/shirkajaraaidWasiirka-Amniga.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online