Wasiirka Waxbarashada Puntland oo kulan la qaatay waxgaradka Degmada Dhahar.

April 2, 2016 - Written by Editor

1Dhahar:-Wasiirka waxbarashada dowlada Puntland Abshir Ow Yuusuf ayaa waxaa uu gaaray magaalada Dhahar ee gobalka Sanaag waxaana uu halkaas kulamo kula qaatay waxgaradka iyo shacabka ku dhaqan magaalada Dhahar.

Wasiirka waxbarashada dowlada Puntland Abshir Ow Yuusuf ayaa waxgaradka iyo shacabka dhahar waxay kala hadleen sidii loo sii hormari lahaa waxbarashada gobalka Sanaag waxay kale oo u gudbiyeen baahida aqooneed ee ka jirta  gobalka Haylaan.

Wasiirka waxbarashada dowlada Puntland Abshir Ow Yuusuf ayaa sidoo kale wuxuu kormeer ku sameeyey goobaha waxbarashada ee magaalada Dhahar.Wasiirka ayaa waxaa uu kormeer shaqo ku joogay gobalka Sanaag wuxuuna sidoo kale uu booqday dhismaha jaamacada Maakhir.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online