Wasiirkii hore ee waxbarshada Puntland Dr Cali Xaaji oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Somalicabel.[Daawo]

April 28, 2016 - Written by Editor

hqdefaultNairobi:-Waa waraysi gaar ah oo Tv-ga Somali cabel uu la yeeshay wasiirkii hore ee waxbarshada ee dowladda Puntland Dr Cali Xaaji Warsame waxaan wax laga wiidiiyey arrimo badan oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka 2016 iyo xaalada guud ee Soomaaliya iyo weliba Puntland.Wasiirkii hore ee waxbarshada ee dowladda Puntland Dr Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa kale oo uu soo dhaweeyey gudiga doorashooyinka ee dhawaan ay ansixiyeen golaha wakiilada Puntland isagoo ku tilmaamay horumar horay loo qaaday.

Hoos ka Daawo waraysigii Tv-ga Somalicabel wasiirkii hore ee waxbarshada ee dowladda Puntland Dr Cali Xaaji Warsame

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online