Xilliga Abaaraha iyo waxa la gudboon Bulshada Sh.C/Naasir Xaji Axmed.‏‏[Daawo Video-ga]

April 10, 2016 - Written by Editor

shcabdinasirLaascaanood:-Iyadoo lagu gudo jiro abaarihii ugu darna ee soo mara waqooyiga iyo Koonfurta dalka Soomaaliya ahna abaaro ba’an oo baabi;iyey dad iyo duunyo ayna socoto qaylo dhaan ballaadhan oo lagu codsanayo in la isku gurmado ayaa waxaa Muxaadro qimo badan soo jeediyey Sh C/Naasir Xaaji Axmed oo ka mida Culimad Soomaaliyeed.

Sh C/Naasir Xaaji Axmed waxaa uu muxaadaradani kaga hadlay waxa la gudboon inay sameeyaan bulshada Soomaaliyeed iyo inay Alle xasuustaan . Shiikhu Wuxuu muxaadarada kaga hadlay qodobadan talooyinka ah:-

1.In Alle loo noqdo oo laga soo noqdo daniyada ay ka galeen Adoomhu Alle iyo iyaga naftooda.

2. Ina la isku celiyo Xuquuda ku kala maqan adoomaha dhexdooda.

3.In L a Soomo oo la Tukado Salaada Roob Doonta oo Ale Sw loo taagto gacmaha .

4.In Adoomuhu ay bixyaan Sadaqo ayna siiyaan dadka Xanuusan kuwood jilicsan iyo dadka aan waxba haysan.

Ugu danbayntii , Sh C/Naasir Xaaji axmed waxaa uu Alle uga baryey Inuu ka dul qaado adoomihiisa imtixaankana abaaraha ha .

Hoos ka Daawo Xilliga Abaaraha iyo Waxa la gudboon Bulshada Sh C,Naaris Xaaji Axmed

En Mawliid Isma Haradigeed
Laascaanood,Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,521 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>