Duqa degmada Gaalkacyo oo laga waraystay dilkii Ganacsade Cumar Dheere[Dhagayso]
(May 7, 2016)
Gaalkacyo:- Duqa degmada Galkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa ka hadlay dilka loo gaystay Allaha u naxariistee guddoomiyihii ganacsatada gobolka Mudug islamarkanaa ahaa maareeyaha shirkadda Somtel Cuma
Khudbadii jimcaha ee Masjidka Al- hudaa ee magaalada Helsinki‏.[Daawo]
(May 7, 2016)
Helsinki:-Waxaa idin soo gubinaynaa Khudbadii jimcaha ee Masjidka Al- hudaa ee magaalada Helsinki ee Finland waxaana khudbada soo jeediyay Sh.Cabdiwali Sh Maxamed Xaji Yuusuf. Sh.Cabdiwali ayaa waxaa
Eng Cumar Maxamed Cabdille (Cumar Dheere) oo caawa lagu dilay Gaalkacyo
(May 7, 2016)
Gaalkacyo:-Waxaa Caawa Maqrib-kii lagu dilay alaha u naxariisteenmagaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug  Eng Cumar Maxamed Cabdille (Cumar Dheere) xili uu ka soo baxay salaadii Maqrib Masaajidk
Madaxweynaha Puntland iyo Waftigii uu hoggaaminayey oo loogu soo dhoweeyey Jabauuti
(May 7, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta 07-May-2016 gaarey magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti, halkaas oo si aad u diirran loogu dh
Muxaadaradii 2aad Nadwada ka socta Masjidka Abubakar Sh Maxmad Axmed Dabixi(Daawo)
(May 7, 2016)
Burtinle:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaradii labaad ee doraat laga jeediyey Masjidka Abubakar ee Degmada Burtinle waxaana jeediyey Sh Maxmad Axmed Dabixi waxaana uu ka hadlay Sifaadka Adoonka r