Hay’adda Haro oo raashin qaybin u samaysay dadkii Abaaruhu ku saameeyeen Deegaanka Yucubley ee Gobolka Nugaal.[Masawiro]
(May 10, 2016)
Garoowe:-Hay’adda HARO oo ka mid ah kuwa ka howlgala Puntland, ayaa maanta gargaar Raashin ah u qaybisay qoysas gaaraya 100, kuwaasoo ay saameyn ku yeesheen abaarihii dhacay sannadkan. Mas’uuliyii
Minnesota: Soomaali Maxkamaddi u Bilaabatay.[Dhagayso]
(May 10, 2016)
Minneapolis:-Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waxaa ka bilaabatay dhageysiga dacwad ka dhan ah saddex dhalinyaro Soomaali-Maraykan ah, kuwaasoo oo qeyb ka ahaa koox dhalinyaro ah oo lagu eed