Puntland oo ka digtay fara gelin uu Baarlamaanka DFS ku sameeyey Hannaanka Doorashooyinka 2016-ka iyo Dastuurka
(May 12, 2016)
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa warsaxaafeed ka soo saartay fara gelintii uu Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ku sameeyey Hannaanka Doorashooyinka 2016-ka iyo weliba Dastuurka  Dowladda Fe
Madaxweynaha DFS oo gaaray Magaalada Kampala ee dalka Uganda
(May 12, 2016)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta madaxda caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda, General Yoweri Kag
Sh C/raxmaan Abyad oo Muxaadaro ka jeedin doona Masjidka Al-Taqwa ee Aarhus
(May 12, 2016)
Denmark:-Sh. C/raxmaan Abyad ayaa waxaa uu muxaadaro ka jeedin doonaa hadii alle idmo Masjidka Al-Taqwa ee magaalada Aarhus ee dalka Denmark maalinta Sabtida 14/5 kl: 18:00 muxaado caam ah kuna saabsa
Ugaaska Beesha Sade Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle oo lagu aasay degmada Cabudwaaq[Masawiro]
(May 12, 2016)
Cabudwaaq:-Munaasabad lagu Aasayo Alle ha u naxariistee Ugaaskii Beesha Sade Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle ayaa maanta ka dhacday Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Gal-gaduud iyadoona Aaska ugaas