18 May oo si weyn looga xusay Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland (Daawo)

May 18, 2016 - Written by Editor

silaanyoHargeysa:-Waxaa maanta si weyn looga xusay 18 May magaalooyinka waaweyn ee Maamulka S/land oo ah markii Somaliland ay ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale,waxaana fagaarayaasha magaalooyinka waaweyn lagu arkayey Cutubyo ka tirsan ciidamada Somaliland oo socod gaada ka cayaar ah ku soo bandhigaya .

Ammaanka magaalooyinka waaweyn ee Somaliland ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana magaalada Hargeysa laga sameeyay howlgalo amniga lagu sugayay iyadoo qaar ka mid ah wadooyinka la xiray .

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa khudbad dheer ka jeediya fagaaraha Khayriyada waxaana uu khudbadiisa uga hadlay arimo kala duwan .

Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo

Hoos ka Daawo Cutubyo ka tirsan ciidamada Somaliland ayaa socod gaada ka cayaar ah ku soo bandhigaya .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online