Wafdi Issimo hor leh oo maanta gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.[Daawo]
(May 22, 2016)
Qardho:-Wafdi balaadhan oo ka kooban Issimo kale duwan oo ka yimid Koonfurta Soomaaliya iyo gobolka Gal-gaduud ayaa saaka mar kale soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, Wafdigaan oo
Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Huda Finland Sh Cabdiweli Sh Maxamed (Daawo)
(May 22, 2016)
Finland:-Waxaa idin soo gubineynaa Khudbadii Jimcaha  Masjidka Al-Huda ee magaalada Helsinki ee dalka  Finland, waxaana khudbada soo jeediyay Sheekh Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf. Sheekh Cabd
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulan gaar ah la qaatay Danjiraha dawladda Jabuuti.[Masawiro]
(May 22, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas  oo hawlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho  ayaa maanta 22- May-2016 kulan qado sharaf ah la qaatay Danjiraha dalwadda Jabuuti u
Madaxweynaha DFS oo Wareegto ku ansaxiyey Hanaanka Doorashada 2016 (Dhageyso)
(May 22, 2016)
Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay in uu xeer madaxweyne ku ansixiyey heshiiskii hannaanka ay u dhaceyso doorashada dalka 2016 taas oo ay horey ugu heshiiyeen madaxda DF