Baarlamaanka oo Aan Wali Anisixin Heshiiskii Doorashada (Dhageyso)

May 21, 2016 - Written by Editor

2Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta si lama filaana ah usoo xiray fadhigii baarlamaanka iyo dooddii xubnaha ay ka yeelan lahaayeen ansixinta heshiiska qaabka doorashada oo la filayey in cod loo qaado.

Beesha caalamka iyo madaxda dawladda iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa ku cadaadinaya baarlamaanka inay ansixiyaan heshiiskii horey looga gaadhay doorashada. Warbixintan waxa Muqdishu nooga soo diray mar kale Xasan Kaafi Qoyste.

Halkan ka Dhageyso  wariye ka tirsan VOA Somalia oo ka warbixinaya ansaxin la,aanta baarlamaanka DFS Heshiiskii Doorashada

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online