Daroogada iyo Khatarta ay ku heyso Dhalinyarada Sh Dr Maxamuud C/raxmaan Hoori (Dhageyso)

May 30, 2016 - Written by Editor

IMG_0106Malmo :-Waxaan Idiin soo gudbineynaa Muxaadaro Muhiim ah oo uu Mutamarkii 1aad ee magaalada Malmo ka jeediyey Sh Dr Maxamuud C/raxmaan Hoori  Xafidahulaah waxaan uu Dr. Maxamuud ugu magac daray Daroogada iyo Khatarta ay ku heyso Dhalinyarada.

Waxaa baryahan danbe ku soo batay cabista Daroogada gaar ahaan Shiishada oo noqotay mid ay si siman u cabaan dhalinta Haweenka iyo raga Soomaaliyeed qaarkood taas oo aan horey loogu aqoon jaaliyada Soomaaliyeed ee dibada iyo kuwa ku nool gudaha dalka ,Shiishadu waa Daroogo ka khatarsan Sigaarka halka mar oo aad jiido waxay u dhigantaa adoo 5 baakad sigaara cabay sida ay sugeen Dhaqaatiirta.

Hoos ka Dhageyso Daroogada iyo Khatarta ay ku heyso Dhalinyarada Sh Dr Maxamuud C/raxmaan Hoori.

Muxaadarooyinka ay culumada ka jeediyeen Mutamarkii 1aad ee magaalada Malmo dib ayaan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah.

Malmo
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online