Guddiga Doorashooyinka dowladda Puntland oo soo bandhigay waxqabadka shaqadooda.[Dhagayso]

May 11, 2016 - Written by Editor

DSC4600Garoowe:-Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland Eng C/Xakiim Xaaji Cumar Cameey ayaa maanta waxaa uu daah-furey shir ay Guddiga doorashooyinka ee Puntland ay ku soo bandhgayaan waxqabad qooda. Xaflada daahfurka ayaa waxaa ka hadlay Guddiga doorashooyinka ee Puntland Axmed Maxamed Cali (Axmed Kismayo) oo ah rugcadaa ka soo shaqeeyo shaqooyin badan isagoona codsaday in si wanaagsan loola shaqeeyo.

Guddiga doorashooyinka Axmed Maxamed Cali (Axmed Kismayo) ayaa xusay in gudigooda uu ka shaqayn doono siddii dhalinyarada iyo aqoon yahanku ay qayb uga noqon lahaayeen hogaanka Dowladnimo ee dowladda Puntland. Xaflada daahfurka Guddiga doorashooyinka oo ka dhacday xarunta PDRC ayaa waxaa hadalo dhiiri gelin ah ka soo jeediyy Madaxweyneku xigeenka dowladda Puntland Eng.Caey iyo gudoomiyaha baarlamaanka dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi, dhamaan masuulintii goobta ka hadlay waxaa ay xuseen in ay la shaqayn doonaa Guddiga doorashooyinka.

Hoos ka Dhagayso Khudbadii Madaxweyne ku xigeenka Puntland ka jeediyey daahfurka shaqada gudiga doorashooyinka.

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Madaxweyne-Ku-Xigeenka-Puntland.mp3]

Hoos ka Dhagayso Khudbadii gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland daahfurka shaqada gudiga doorashooyinka

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Gudoomiyaha-Barlamaanka-Axmed-Cali.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online