Jeneraal Fartaag Oo Soo Dhoweeyey Magcaabista Maxamuud Sayid (Dhageyso)

May 16, 2016 - Written by Editor

Fartaag1Kismaayo:-Jeneraal Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii Jubbaland, ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo maamulka cusub ee madaxweynaha Jubalanad Axmed Maxmed Islaam (Axmed Madoobe) uu ku dhowaaqay.

Axmed Madoobe ayaa shalay shaaciyey in Maxamuud Sayid Aaden uu yahay madaxweyne ku xigeenka maamulkaas, isaga oo beddelay Jeneraal Fartaag.

Waxa uu Jeneraal Fartaag ku micneeyay magacaabista Maxamuud Saiydi Aaden inay qeyb ka tahay dib u heshiisiinta maamulka Jubbaland uu wado ee ku aaddan beelaha dega Jubbooyinka iyo Gedo.

Wariyeheena Jamaal Axmed Cismaan ayuu khadka Taleefanka ugu waramay, wuxuuna ugu horeyn sida uu u arko maamulka cusub ee Jubbaland.

Hoos ka Dhageyso Jeneraal Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)

.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online