Jubbaland oo ka digtay in wax laga bedelo hishiiyadii ay Madaxda Soomaalidu ku gaaren Garoowe iyo Muqdisho

May 21, 2016 - Written by Editor

kismaayoKismaayo:-Warsaxaafadeed ka soo baxay galabta Dowlad gobolleedka Jubbaland ayaa waxaa ay ka digeen in wax is bedel ah lagu sameeyo hishiisayadi ay Madaxda Soomaalida ay horay ugu gaareen magaalooyinka Garoowe iyo Muqdisho taas oo haddii ay dhaco horseedi karta khilaaf iyo caqabada siyaasadeed oo hor leh.

Hoos ka eeg warsaxaafeedka Dowlad gobolleedka Jubbaland  ay uga hadleen wax ka bedelka doorashooyinka 2016.


Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online