Khudbadii jimcaha ee Masjidka Al- hudaa ee magaalada Helsinki‏.[Daawo]

May 7, 2016 - Written by Editor

vlcsnap-2016-04-29-08h33m20s56Helsinki:-Waxaa idin soo gubinaynaa Khudbadii jimcaha ee Masjidka Al- hudaa ee magaalada Helsinki ee Finland waxaana khudbada soo jeediyay Sh.Cabdiwali Sh Maxamed Xaji Yuusuf. Sh.Cabdiwali ayaa waxaa uu Khudbadiisa uga hadlay qaybtii 6 aad ee surada Qaaf , sheekh ayaa soo waxaa uu kaga soo hadlay dhowr khudbadood oo hore isla Suurada Qaaf waxaana shalay ka hadlay Aayadaha ka sheekenaya in dhimashadu ay xaq tahay waxaana sheekh a uu tilmaamay in qof walba ay asiibi doonto geeri geeriduna ay tahay xaq cidna aysan ka badbaadi karin waxaana loo bahan yahay in la qaato sahay waayo safarku ma sahlana. Waxaa kale oo Sh Cabdiwali Sh Maxamed Xaaji Yuusuf soo qaatay qaar ka mid ah Axaadiista Rasuulka Nabad gelyo yo naxariis korkiisa ha ahaatee.

Hoos ka Daawo Khudbaddii Jimcaha oo Af-Carabi ah Sh.Cabdiwali Sh Maxamed

Hoos ka Daawo Khudbaddii Jimcaha oo Af-Somali ah Sh.Cabdiwali Sh Maxamed

Yasiin Axmed
Helsinki, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online