Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-hudaa ee magaalada Helsinki.[Daawo]

May 13, 2016 - Written by Editor

vlcsnap-2016-04-29-08h33m20s56Helsinki:-Waxaa idin soo gubinaynaa Khudbadii Jimcaha ee masjidka Al-hudaa ee magaalada Helsinki ee dalka Finland waxaan Khudbadaan soo jeediyey Sheekh.Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaaji Yusuf. Sh.Cabdiwali Sh Maxamed Xaaji Yusuf ayaa wuxuu kaga hadlay khudbada Jimce qaybtii 7aad ee surada Qaaf isagoo Sheekhu khudbooyin dhowr ah uga soo hadlay isla Suurada Qaaf balse maanta waxaa uu ka hadlay in geeridu tahay Xaq qof walban uu dhiman doono.

Sh.Cabdiwali Sh Maxamed Xaaji Yusuf ayaa dadweynihii khudbada dhagaysanayey waxaa uu ku waaniyey in la qaato sahay waayo safarku ma sahlana qofka sahay fiican qaatan aakhiro isagaa badbaadi doona idinka Alle.

Hoos ka Daawo Qaybti 7 Aad Suratu Qaaf ~ Khudbah Sh Cabdiwali Sh Maxamed

Yasin Cabdi Axmed
Helsinki, Finland

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online