Machadka IBU-Al-Jazari ee Saxitaanka qiraa’ada quraanka oo Ijaazo Bixiyey (Masawiro)

May 15, 2016 - Written by Editor

IMG_20160512_184501Xaflad oo si weyn loo soo Agaasimay ayaa Lagu Qabtay Masjidka Wey ee Al- Rowda Habeenimadii jimcaha ahayd kuna Beegnayd 13/05/2016  Xafladaas oo Lagu Gudoonsiinayey Shahaadooyin iyo Ijaazooyin  Arday Dhamaysatay Machadka  IBU-Al-Jazari ee Saxitaanka qiraa’ada quraanka Iyo ijaazo siinta sanadleh .

Xafladan oo ay si wada jir ah usoo qaban qaabiyeey  Mu’asasada Al-Minhaaj Faraca Bari Iyo Machadka Ibnu jazari  ayaa Waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin kala duwan oo ay  Mid yihiin culima-udiinka,Isimado,Ganacsato ,Maamulka Jamacada bariga Africa , Maamulka Mu’asasada Alminhaaj iyo Sheekh Maxamed Axmed Yaxya” Al- Ahdal” oo Maamule ka ah Machadka Qiraa’aadka Al- Aflax ee Ku Yaalla Gudaha Magaalada Hargaysa oo ah sheikh Yemeni ,kuna takhasusay Qiraa’aadka Qur’aanka,Ardayd, iyo dadweyne aad ufara badan  .

Ugu Horeyn Waxaa Kalmad Kasoo Jeediyey Maamulaha Machadka Sheekh Axmed Maxamed Aadam Waxa uuna ka war Bixiyey Machadka iyo Ujeedooyinka Loo Asaasay .

Maamulaha ayaa sheegay in machadkaani loo aasaasy in lagu saxo qiraaada qur’aanka, iyadoo ardayda lasiinayo ijaazooyin sanadkeedu galayo nabi maxamed Naxariis  Nabad galyo Korkiisa Ha ahaatee

Waxaa kale oo machadkaan lagu baranayaa qir’aanka kala duwan ee qur’aanka.

Musasat Al-Minhaaj
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online