Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo u safray Muqdisho.[Dhagayso]

May 18, 2016 - Written by Editor

gaasGaroowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u ambabaxay magaaladda Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya isagoo ka qayb geli doonaa shir ay iskugu imaanayaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda maamulada dalka ka jira shirkaas oo maalinta beri ah si rasmi ah u furmi doona.

Madaxweynaha dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa saxaafadda u sheegay in uu mudo labo cisho ah uu ku sugnaan doono magaalada Muqdisho iyadoo magaalada Muqdisho ay imaan doonaa xubno ka socda Qaramada Midoobay ayna madaxda Soomaalida ay kala hadli doonaa qaabka ay u dhacayso doorashada 2016 iyo weliba hishiiyadii ay madaxda Soomaalida ay ku wada gaareen Muqdisho iyo Garoowe.

Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id ee Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Safar-GAAS.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online