Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo waraysi gaar ah siiyey golaha 88[Dhagayso]

May 28, 2016 - Written by Editor

gaasMuqdisho:-Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo wareysi khaas ah siiyay Golaha88 ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan go’aankii madaxweyne Xasan Sheekh ee goorta ay dhacayso doorashada iyo doodda ku saabsan xubnaha loo raadinayo Xamar. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in madax weyne Xasan Sheekh uu ku saxsan yahay go’aankii ka dhanka ahaa baarlamaanka ee uu qaatay isla markaana ay soo dhoweynayaan. Waxaa kaloo madaxweyne Gaas uu sheegay in aanay waqtigan caqli gal ahayn in xubno loo raadiyo Xamar.

Wuxuu sheegay in Puntland ay ahayd tan doonaysay in Xamar ay xubno hesho, hase yeeshee qaabkii ay ku heli lahayd ay diideen kuwa hadda qeylinaya ee markii hore ku adkeystay in 4.5 la qaato.

Hoos ka Daawo Madaxweynaha Puntland oo golaha 88 uga warramay arrimaha Doorashada

Source:golaha 88

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online