Madaxweynaha Galmudug oo xilka ka qaaday Wasiir kuxigeenkii Wasarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

May 9, 2016 - Written by Editor

cabdikariin-xuseen-guuleedCadaado:-Maxadaweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug  Cabdikariim Xuseen Guleed ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiir kuxigeenkii Wasarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdisamad Yuusuf Cilmi.

Wareegtada ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa lagu eedeeyey Wasiir kuxigeenkii Wasarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdisamad Yuusuf Cilmi wada shaqeyn la,aan iyo Amar diido intaas ka dibna xilka waa laga qaaday.


A/Cawale

Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online