Madaxweynaha Jubaland oo dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo (Daawo)

May 9, 2016 - Written by Editor

AxmedKismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose wuxuuna ka hadlay arimo badan wuxuuna sheegay in aysan jirin wakhti kale oo loo kordhin isaga oo balan qaaday soo dhisida golaha wasiirada Maamulka J/land .

Hoos ka Daawo Madaxweynaha Jubaland oo arimo badan ka hadlay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) .

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online