Madaxweynaha Jubaland oo magacabaay Labo madaxweyne ku xigeen (Wareegto)

May 15, 2016 - Written by Editor

madoobeKismaayo:-Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa waxaa lagu magacaabay labo madaxweyne ku-xigeen ee maamulka Jubaland.

Madaxweyne ku-xigeenka Koowaad ee Jubaland ayaa waxaa loo magacaabay Maxamud Sayid Aadan halka ku-xigeenka Labaad uu noqday Cabdiqaadir Xaaji Maxamed Yusuf.waxaana xilka laga qaaday Madaxweynihii 1aaad ee Jubaland Gen: Fartaag .

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online