Madaxweynaha Puntland oo xilalkii ka qaaday Taliyaha Ciidanka Poliska iyo Taliyaha Ciidanka Birmadka.

May 15, 2016 - Written by Editor

gaas1Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 15, May 2016 wuxuu xil ka qaadis ku sameeyey  Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Af-guduud) iyo Taliyaha Ciidanka Birmadka G/sare Cismaan Xasan Cuuke (Af-dalow).

Madaxweynaha Puntland ayaa markii uu dhageystay gudigii loo saaray shaqaaqadii ka dhacday magaalada Boosaaso 5-May 2016 taas oo dhexmartay ilaalada Taliyaha booliska iyo Birmadka wuxuu xilka ka qaaday labada taliye waxaana lagu eedeeyey wado shaqey la.aan  isla markaana si kumeel gaar ah waxaa loogu magcaabay  xilka Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Shire Faarax Ereg.

Hoos ka Akhriso Wareegtaada xilka looga qaaday Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Af-guduud) iyo Taliyaha Ciidanka Birmadka G/sare Cismaan Xasan Cuuke (Af-dalow)

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online