Minnesota: Soomaali Maxkamaddi u Bilaabatay.[Dhagayso]

May 10, 2016 - Written by Editor

76794B45-3E0D-44FF-928B-C47F04751BDD_w640_r1_s_cx0_cy5_cw0Minneapolis:-Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waxaa ka bilaabatay dhageysiga dacwad ka dhan ah saddex dhalinyaro Soomaali-Maraykan ah, kuwaasoo oo qeyb ka ahaa koox dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay donayeen inay ku biiraan kooxda Daacish. Maxkamaddu waxay shalay bilowday xulista xeer-beegtida dacwaddan dhageysan doonta. 6 dhalinyaro ah oo kooxdan ka mid ahaa ay horey maxkamadda uga hor-qirtay danbi ah inay taageereen kooxda Daacish, halka mid kale oo isna kiiskan loo haysto la la’yahay, loona maleynayo inuu Syria joogo.

Haddaba, Sahra Ciidle ayaa sida maxkamaddu shalay ku bilaabtay waxay ka wareystay Sadiq Warfaa oo ka mid ah hoggaamiyayaasha jaaliyadda Soomaalida ee Minnesota.

Hoos ka Dhageyso wareysiga Maxkamadda ka bilaabatay Minnesota

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online