Muxaadaradii 2aad Nadwada ka socta Masjidka Abubakar Sh Maxmad Axmed Dabixi(Daawo)

May 7, 2016 - Written by Editor

13096038_962866090501724_5555920718403800871_nBurtinle:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaradii labaad ee doraat laga jeediyey Masjidka Abubakar ee Degmada Burtinle waxaana jeediyey Sh Maxmad Axmed Dabixi waxaana uu ka hadlay Sifaadka Adoonka rabaaniga ah ee wanaagsan .

Sheekh Maxmad Axmed Dabixiayaa waxaa uu muxaadarada si faahfaahsan uga hadlay Sifaadka adoomada alle ee wanaagsan waana muxaadaradii labaad ee doraat laga jeediyo Nadwo cilmiyeedka ka socta Masjidka Abubakar ee Degmada Burtinle.

Hoos ka Daawo Muxaadarada uu xalay ka jeediyey Nadwada ka socota Degmada Burtinle Sh Maxmad Axmed Dabixi Xafidahulaah.

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online