Ogeysiis:-Mutamarkii 1aad ee Dhalinyarada oo ka bilaabanaya Malmö 28-05-16

May 27, 2016 - Written by Editor

ogeysiisMalmö:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Malmö ee dalka Sweden in uu ka bilaaban doona Mutamarkii dhalinyarada 1aad waxaana Mutamarka ka soo qeyb gali doona Culumada kala ah .

1-Sheekh Dr Cali Maxmed Salaax Norway
2-Sheekh Mohammed Amin (Shadhibi ) Norway
3-Sheekh Dr Maxamuud Hoori UK.

Mutamarka ayaa waxaa uu bilaaban doonaa 28-05- ilaa 29-05- 2016. waxaana dhamaan lagu wargalinayaa in dhalinyarada iyo umada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Malmo in ay ka soo qeyb galaan Mutamarka Inshalaah.

Goobta lagu qabanayo Mutamarka Dhalinyarada ee Malmo
Watchmeisters väg 9
215 26 Malmö

Malmö
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online