Puntland oo ka digtay fara gelin uu Baarlamaanka DFS ku sameeyey Hannaanka Doorashooyinka 2016-ka iyo Dastuurka

May 12, 2016 - Written by Editor

plGaroowe:-Dowladda Puntland ayaa warsaxaafeed ka soo saartay fara gelintii uu Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ku sameeyey Hannaanka Doorashooyinka 2016-ka iyo weliba Dastuurka  Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaan ay ka digeen in la carqaladeeyo hishiiyadii kale duwanaa oo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha dowladda Gobolleedaydu ku gaareen magaalada Muqdisho iyo hishiiskii Garoowe ku dhexmaray Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland.

Hoos ka akhriso warsaxaafeedkii Puntland war kasoo saartay fara gelintii uu Baarlamaanka DFS ku sameeyey Hannaanka Doorashooyinka 2016-ka iyo Dastuurka dalka.

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online