Ra’iisal wasaare ku-xigeenka DFS oo kulan la qaatay Madaxda Galmudug (Masawiro)

May 16, 2016 - Written by Editor

3Cadaado:-Wafdiga Ra’iisal wasaare ku-xigeenka DFS , Maxamed Cumar Carte ayaa gaaray magaalada Cadaado waxaa ku soo dhaweeyay, guddoomiyaha baarlammaanka Galmudug, Cali Casir Gacal iyo mas’uuliyiin kale.

Maxamed Cumar Carte Ra’iisal wasaare ku-xigeenka DFS iyo wafdigiisa waxaa kulamo kala duwan uu la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug, waxaana ay ka wada hadleen amniga iyo Siyaasada dalka .

Ka dib kulumada dhexmaray Wafdiga Ra’iisal wasaare ku-xigeenka DFS iyo Masuuliinta Galmudug ayaa waxaa warbaahinta la wada hadlay Ra’iisal wasaare ku-xigeenka DFS , Maxamed Cumar Carte iyo guddoomiyaha baarlammaanka Galmudug, Cali Casir Gacal waxayna ka war bixiyeen arrimaha ay ka wada hadleen .
A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online