Roobab dabaylo wata oo xalay khasaaro ka geystay magaalada Taleex ee Gobolka Sool.[Masawiro/Video]

May 13, 2016 - Written by Editor

13173761_931500953613766_7360387096223735206_nTaleex:-Magaalada taariikhiga ah ee Taleex ee Gobolka Sool ayaa waxaa xalay ka da’ay roobaba wata dabaylo xooggan waxaan uu roobku geystay khasaaro hal qof oo dhimasho ah halka ay ku dhaawacmeen ilaa 5 qof waxaan khasaaro bur bur ah uu soo gaareen guryo gaaraya ilaa 200 oo guri oo ku yaal magaalada. Guryaha khasaaraha gaaray ayaa waxaa ka mid ah goobo waxbarsasho , burbur garaay Ateenada Magaalada , Masaajiddo iyo weliba guryaha dadka shacabka ah ay degan yihiin. Ma jiro ilaa hada tirakood rasmi ah oo laga helay ilaa hadda dadka shacabka ah ee degan tuulooyinka ku dhow magaalada Taleex.

Hoos ka Daawo Roobab dabaylo wata oo xalay khasaaro ka geystay magaalada Taleex ee Gobolka Sool

Mowliid Ismail Diged
Lascanod, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online