Sh C/raxmaan Abyad oo Muxaadaro ka jeedin doona Masjidka Al-Taqwa ee Aarhus

May 12, 2016 - Written by Editor

abyad1Denmark:-Sh. C/raxmaan Abyad ayaa waxaa uu muxaadaro ka jeedin doonaa hadii alle idmo Masjidka Al-Taqwa ee magaalada Aarhus ee dalka Denmark maalinta Sabtida 14/5 kl: 18:00 muxaado caam ah kuna saabsan (toosinta qofka muslimka ah) Bacdal maqrib- waa kulan furan kuna wajahan dhalinyarada. Ha ka maqnaanin khayrka Majidka Attaqwaa 12/05/2016, 19.50 . Sidoo kale Sheekh Cabdiraxmaan  Abyad xafidahullaah ayaa Jawla dacwo kusamaynaya magaloyinka Denamrk..!!gaar ahaan magaalooyinka  Esbjerg ,Aathus,Hoslostbro,Voborg iyo Aalborg.,!!wuxuuna Sheekhu iyo ducaada la socda ay u kuur gali doonaan dacwada iyo khayrka ka socda Maraakista magaalooyinka ay booqan doonaan .

Halgan.net  

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,304 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>