Shirkii wadatashiga Hogaanka dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta lagu soo gabagabeeyey Qardho.[Dhagayso]

May 26, 2016 - Written by Editor

shirka-qardhoQardho:-Waxaa saaka si rasmi ah loo soo xiray shirkii Hogaamiyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee maalmahaan ka socday magaalada Qardho ee xarunta dhaqanka Puntland waxaan shirka  ka qayb galay 110 Issim dhaqameed, shirka ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed ay isla meel dhigeen hogaanka dhaqanka Soomaaliyeed. Shirkan waxaa marti galiyay oo fikrigisa lahaa Boqor Burhaan Boqor Muuse, Boqorka ayaa horay u sheegay in uu u qabanayo shir hogaanka dhaqanka Soomaaliyeed maalntii loo caleema saaray xilka Boqor nimada.

Hoos ka Dhagayso Shirkii Hogaanka dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta lagu soo gabagabaynayo magaalada Qardho

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Dr-Cabduqaadir-Shiine-Cali-.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online