Suldaan Cabdiqani Qorane oo ugu baaqay Issimada Puntland Gogol Nabadeed.[Daawo]

May 27, 2016 - Written by Editor

777-432x259Arhus:-Suldaan Cabdiqani Qorane oo ka mid ah Issimada dowladda Puntland ayaa waxaa uu Gogol Nabadeed ugu baaqay Issimada Puntland gaar ahaan kuwa madmadowga soo kala dhex galay isagoo Suldaanku ku booriyey in ay alle ka baqaan bulshada Soomaaliyeedna ay uga turaan khilaafka.

Hoos ka daawo Suldaan Cabdiqani Qorane Axmed oo ku baaqay Gogol Nabadeed

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online