Ugaaska Beesha Sade Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle oo lagu aasay degmada Cabudwaaq[Masawiro]

May 12, 2016 - Written by Editor

5-1-4Cabudwaaq:-Munaasabad lagu Aasayo Alle ha u naxariistee Ugaaskii Beesha Sade Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle ayaa maanta ka dhacday Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Gal-gaduud iyadoona Aaska ugaaska ay ka soo qayb galeen Issimo badan oo Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobollada dalka Soomaaliya. Wufuud kale duwan oo ka kala socota maamulada ka jira dalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iyagana ka qayb galay aaska allaha u naxariistee Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa aaska Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle waxa ka qayb galay wafdi wasiiro Xildhibaan oo uu hogaaminayey Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Baarlamanka DFS Mahad Cabdalla Cawad.

Dhinac maamula gobolleedyada ayaa waxaa ka qayb galay wafdi wasiiro iyo Xildhibaan , Issimo uu horkacyey wasiirka arrimaha gudaha ee dowladda Puntland Axmed Karaasha waxaa kale oo iyana ka qayb galay Madaxweyne ku xigeenka Gal-Mudug, iyo madax  ka socotay maamulka Jubbaland iyo Koonfur Galbeed.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online