Xeer Ilaaliyaha Maxkamada ciidamada Qalabka sidda ee Puntland oo waraysi siiyey Radio Daljir.[Dhagayso]

May 17, 2016 - Written by Editor

maxkamadBoosaaso:-Xeer Ilaaliyaha Maxkamada ciidamada Qalabka sidda ee dowladda Puntland Cabdikariin Fardhiye oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir, ayaa waxaa uu uga waramay goorta ay bilaaban doonto Maxkamad la soo taagayo ciidamo ka tirsan Al-shabaab ee lagu qabtay duulaan ay ku soo qaadeen deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal iyo Mudug oo gaaraya ilaa 97 maxbuus iyo weliba iska horimaad ku dhexmaray Boosaso ilaalo ka kala tirsanaa Taliyhii cidanka Booliska Puntland iyo Taliyaha ciidanka Birmadka oo uu ku dhaawamay Wasiirka amniga ee dowladda Puntland.

Hoos ka Dhagayso waraysiga Xeer Ilaaliyaha Maxkamada ciidamada Qalabka Puntland

[audio:http://radiodaljir.com/resources2/files/Xeer.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online