Bandow la saaray Magaalada Laascaanood.[Dhagayso]

June 28, 2016 - Written by Editor

AA2C286B-3F2D-4F3F-8FD2-537DBA441E9C_w987_r1_sLaascaanood:-Gudoomiyaha gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa wareysi uu siiyay Laantan Af-Soomaaliga ee VOA-da kaga hadlay bandow ay saareen guud ahaan magaalada Laascaanood. Bandowgan oo soconaya 24 saacadood, ayaa yimi kadib markii saddex qof lagu dilay Waqdari oo ah duleedka magaalada.

Guddoomiyaha waxyaabaha uu ka hadlay waxaa ka mid ah: Odayo lagu xidhxidhay magaalada Laascaanood kuwaas oo loo qaaday magaalada Burco, iyo colaada ka taagan koonfurta gobolka Sool oo illaahatan socota iyo qodobo kale.

Dilkan ayaa daba socda colaad beeleed ka jirta koonfurta Gobolka Sool taas oo saamayn ku yeelatay deegaanada Dharkayn, Dhumay iyo Xidhxidh, waxaana coladaas ay oo soo gashay gudaha magaalada Laascaanood.

Gudoomiyaha gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa u warramay weriyaheena Cabdikariim Cabdikariim Olol.

[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/06/28/07cf0b6e-ef94-4aa5-8679-b1317a0ce833.mp3]

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online