Hay’adda Haro oo 150 caruur Agoon ah Ciid Siin ugu sameysay magaalada Garowe.[Masawiro]
(July 6, 2016)
Garoowe:-Hay'adda Haro Xafiiskeeda Soomaali gaar ahaan magaalada Garowe  ayaa Ciidsii u sameeyay ilaa 150 Caruur Agooma ah waxaana tani Imaanaysaa xili ay Caruurtaan Oo Agooma ah baahi weyn u qabeen
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo masjidka Isbaheysiga kula tukaday shacabka salaadda ciida.[Masawiro]
(July 6, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabba Ciidul Fidriga u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caala
Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFS oo beenisay In Madaxweyne Xassan uu la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Israel
(July 6, 2016)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka shaqeyneysaa si aan habacsanaan ku jirin abuuridda, cusbooneysiinta iyo xoojinta x
Madaxweynaha DFS oo Taliska Ciidanka Asluubta ku ammaaney dib u soo nooleynta adeegyada bulshada
(July 6, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud, ayaa sheegay in Xabsiga Dhexe ee Muqdisho uu ka muuqdo gudashada waajibaadka saxda ah ee loo igmadey ee ah dhaqan
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo boqolaal dadweyne ah ciida kula tukaday Garoonka Mire Awaare.[Masawiro]
(July 6, 2016)
Garoowe:-Magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa waxaa saaka looga ciiday si aad u weyn waxaana soo buuxdhaafiyey garoonka  Mire-awaare ee magaalada Garoowe Masuuliin ka tirsan Puntland iy
Sh.Umal oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabada ciidda Soonfur.[Video]
(July 6, 2016)
Nairobi:-Sh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee sidda weyn looga yaqaano dalka Soomaaliya gudihiisa iyo dibadiisa kuna nool magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa u diray
magaalada Laascaanood oo si weyn looga ciiday.[Video/Masawiro]
(July 6, 2016)
Laascaanood:-Magaalada laaascanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta waxaa salaada ciidul fidrigaa ku tukaday kumanaan dadweyna ah oo isugu jira rag iyo dumar iyadoo ay jirtay goobo kale oo ay dadwa
Culimada Soomaaliyeed oo baaq nabadeed u jeediyey labo beelood oo colaado ku dhex martay Koonfurta Sool.[Dhagayso]
(July 6, 2016)
Garoowe:-Idaacadda Qur’aanka kariimkaa ee Al-xikma Faraceed magaalada Garoowe oo laga dhagaysto inta badan Deegaanada Puntland iyo Gobollada dhexe ee dalka ayaa maalmaha ciidaha waxay samaysaa barna
Magaalada Leicester,UK oo si weyn looga ciiday.[Masawiro]
(July 6, 2016)
Leicester:-Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuul keenii Mohamamed ayeey korkiisa ahaatay intaas ka dib waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Leicester
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Gaalkacyo kaga qayb galay munaasabadda ciidul-fitriga.[Cod/Masawiro]
(July 6, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06-July-2016 munaasabadda ciidul-fitriga kala qayb galay kumannaan qof oo muslminiin ah oo salaaddii ciidda ku tuk