Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka bilaaban doonta Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood
(July 7, 2016)
Laascaanood:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulshaweynta ku dhaqan Gobolka Sool iyo nawaaxigiisa in la qaban doono Nadwo Cilmiyeed balaadhan ah oo ay ka soo qayb geli doonaan culimo waaweyn ee soomaali
Midowga Maraakista Soomaaliyeed ee Toronto oo Hambalyo diraya
(July 7, 2016)
Maamulka iyo Xubnaha midowga Marakizta Soomaaliyeed ee Toronto Canada, waxay guud ahaan muslimiinta iyo ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan jaaliyada Canada ugu hanbalyaynayaan munaasabadda ciidda barakay