13 qof oo ku Dhimatay Qaraxyo Iyo weerar ka dhacay Muqdisho.[Dhagayso]

July 31, 2016 - Written by Editor

E3BE8643-C90B-48F1-9EFC-36BFA9CAA334_cx0_cy5_cw0_w987_r1_s_r1Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen xarunta dembibaadhista Qaranka ee Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa sheegay in laba gaari oo walxaha qarax laga buuxiyey lagu weeraray afaafka hore ee xarunta dembi-baadhista. Sida laga soo xigay Wasiirka Amniga Somaliya, C/risaaq Cumar Maxamed, ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay weerarkan 10 kalena wey ku dhaawacantay.

Todoba ka mid ah dadka dhintay ayaa ahaa maleeshiyadi ururka Al-shabaab halka 5 qof oo kalena ay shacab yihiin. waxaa kaloo weerarka ku dhintay hal askari. Si aan faah faahin dheeraad ah uga helno weerarkaasi, ayaa waxaan ka wareysanay waziirka Amniga Qaranka Soomaaliya Md. Cabdirisaaq Cumar Maxamed.

Hoos ka Dhagayso wariyaha VOA-da ee magaalada Muqdisho, Cabdulqadir Cumar Cabdulle.

[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/07/31/c4015e34-603e-4987-a716-27ed1a06015b.mp3]

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online