Tv-ga Somalicabel oo waraysi gaar ah la yeeshay Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji.[Video]
(July 20, 2016)
Nairobi:-Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu ka hadlay arrimaha Soomaaliya gaar ahaan doorashada 2016 iyo qaabka lagu soo xulay
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulan la qaatay Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo.[Masawiro]
(July 20, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dawladda Puntland  Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20- July 2016 aqalka Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay Golaha Deegaanka ee Degmada Gaalkacyo ee cusub, ku