Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hudaa Islamic Center Sh.Dr.Cabdiwali Sh Maxmed Xaaji.[Video]
(July 22, 2016)
Helsinki:-Waxaa maanta masjidka Al-hudaa Helsinki Islamic Center khudbada ka soo jeediyay Sh.Dr.Cabdiwali Sh Maxmed Xaaji Yuusuf sheekha ayaa wuxuu kaga hadlay qaybihi ugu dam beeyay suurati Qaaf waxa
Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Puntland oo Maraykanka Shirar uga qayb galay.[Masawiro]
(July 22, 2016)
OHIO:-Agaasimaha guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland Dr. Deeq Saleebaan Yuusuf oo hawlo shaqo u jooga dalka Maraykanka ayaa maanta ka qayb galay dood cilmiyeed lagu qabtay Jaamacadda Cleveland Sta
Madaxweynaha oo ammaanay hawlkarnimada iyo anshaxa ciidanka kumandooska ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.[Masawiro]
(July 22, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagey xerada ciidammada gaarka ee Xoogga
Islaamka Iyo Wanaagiisa Sh Cabdi Raxmaan Abyad (Maqal iyo Muuqaal)
(July 22, 2016)
Garoowe:-Sh Cabdiraxmaan Axmed Cilmi (Sh Abyad ) oo safar dacwo kusoo maray qaybo badan oo kamid ah dalka ayaa waxaa uu soo gaaray Magaalada garowe Caasumada Puntland waxaana Sheekhu mudadii uu joogay