Musharax Dr.Siciid Cabdullaahi Deni oo lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe.[Masawiro]
(July 30, 2016)
Garoowe:-Waxaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland si weyn loogu soo dhaweeyey Musharaxa u taagan xilka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaliya 2016-ka Dr.Siciid C/laahi Deni,waxaana soo
Madaxweynaha Puntland oo abaal marin Guddoonsiiyey ardaygii ugu sarreeyey dugsiyada sare ee Puntland (Masawiro)
(July 30, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 30 July, 2016 kulan soo dhoweyn iyo dhiirri gelin ah la qaatay 13-kii arday ee ugu sarreeyey imtixaankii shahaadiga
Dhacdo Xanuun badan- wiil Soomaliya ah oo Boolisku ay Ottawa ay dileen.[Video]
(July 30, 2016)
Ottawa:-24ka bishan July waxa magaalada Ottawa ee dalka Canada ay qaar ka mid ah Booliska magaaladu dil ugu gaysteen inan Soomaaliyeed oo la odhan jiray Cabdiraxman Abdi. Dhacda daas iyo casharada lag
Mutamarka 24 ee dalalka Iskandanefiyanka oo galay Maalintii 3aad (Daawo Maqal iyo Muuqaal)
(July 30, 2016)
Finland:-Mutamarka 24 ee dalalka Iskandanefiyanka ayaa maanta galay maalintiisii 3aad waxaa nasiib u yeeshay wadanka Finland Gaar Ahaan Reer Helsinki Iyo Masjidka Al Hudaa waxaana uu mutamarka bilaaba