Faahfaahin maalintii 3aad Mutamarka Islaamiga ee ka socda dalka Finland.[Masawiro]

July 31, 2016 - Written by Editor

image1Finland:-Waxaa shalay oo Sabti ahayd uu galay mu’tamarku maalinkiisii saddexaad Muxaadardii ugu horeysay oo ahayd qaybtii labaad ee mowduuca ” muslimiinta qurbaha wadanoolaansho ama milmid” waxaa soo jeediyay Sh Dr Cabdiweli Sh Maxamed Xaaji Yuusuf. Muxaaxdaradii 2 aad oo ku saabsanayd “shuruuda la tacaamulka ahlul kitaabka ” qeybteedii labaad waxaa soo jeediyau Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax.

Salaadii duhur iyo qadadii kadibna waxaa muxaadaro ku saabsan “dhalainyarada iyo shahawaadka” soo jeediyay Sh Maxamd Sh Cabdiweli. Sidoo kale Sheekh Dr Candinuur Maxamed ayaa isna soo jeediyay mowduuc la xiriiray ” dhibaatooyinka iyo caqabadaha korinta caruurta ee galbeedka”.

Waxaa ugu danbeyntii halkaasi ay culimadu ka soo jeediyen mowduuc ay si wadajir ah u galeen Sh Maxamed Idris, Sh Mustafa, Sh Abyad iyo Sh Cabdiweli, kaasoo ku sabsanaa cinwaanka ah ” kitaabkaaga Qiyaamaha akhriso.

Waxaana uu ahaa mowduuc aad loogu khushuucay oo culimadu ay ku qaadaadhigeen arimaha qof kasta sugaaya ee qiyaamaha la xiriira.

Halgan.net
Finland

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online