Mutamarka 24 ee dalalka Iskandanefiyanka oo galay Maalintii 2aad (dhamaad).

July 29, 2016 - Written by Editor

banerFinland:-Mutamarka 24 ee dalalka Iskandanefiyanka ayaa maanta galay maalintiisii labaad waxaa nasiib u yeeshay wadanka Finland Gaar Ahaan Reer Helsinki Iyo Masjidka Al Hudaa waxaana uu mutamarka bilaabanayaa saacadu markay tahay 11:00 xiliga Finland.

Shabakadda Wararka Halgan.net iyo Radio Halgan Live ayaa waxaa si toosa idinku soo tabinyey Mu’tamarkii 24 ee wadamada  Iskandanefiyanka ama Nordic loo yaqaan,

Shabakada Wararka Halgan.net oo aad uga barateen in marwalba ay idiin soo tabiso mutamaraadka iyo nadwooyinka Culumada Soomaaliyeed ayaa si Maqal iyo muuqaal ah uga bogan doonttaan Mutamarka 24aad ee wadamada Iskandanefiyanka. hadii alle idmo.

Mutamarka 24 ee dalalka Iskandanefiyanka ayaa maanta galay maalintiisii labaad waxaana muxaadarada koowaad gali doona hadii alle idmo Sheekh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah waxaana uu ka hadli doonaa Qiil raadiska diimeed iyo waxa u shardi ah.

Muxaadarada Labaad ayaa waxaa gali doona Sh Maxamed idirs Axmed wuxuuna sheekhu ka hadli doonaa Faafinta Islaamka wadamada reer Galbeedka iyo waajibka inaga saaran.

Shabakada Wararka Halgan.net iyo Radio Halgan Live waxaa bahwadaag la ah Idaacada Islaamiga ee Al-Xikma ee ka howlgasha deegaanada Puntland waxaana Mutamarka si Live looga dhageysan doonaa deegaanada Puntland iyo magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda.

Idaacada Islaamiga ee Al-Xikma ay xarumo gaaraya 13 ku leedahay Puntland ayaa waxaa ay baahisaa duruusta Diini ah iyo adeega bulshada waxaana ay qeyb ka tahay Mashruuca Dacwadeed ee Musasat Al-Minhaaj .

Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin . Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live. Dhamaan waxaan u mahad celineynaa walaalaha nagu kordhiyey talooyinka iyo nasiixooyinka qiima galka ah oo ay na soo gaarsiiyeen qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed alaha dhowree dhamaantoood. Wixii talo iyo fadlan noogu soo hagaajiya Webmaster@halgan.net alle waxaan ka baryeynaa in uu camalkeena ka dhigo mid isaga gaar u ah Aaaamiin Hoos ka Daawo Live Streaming Web Halgan TV Station

 

Hoos Ka Daawo Ogeysiis Mu’tamarkii 24 Aad Ee wadamada Iskandanefiyanka

Mutamarka Islaamiga ee wadamada Iskandanefiyanka ayaa bilaaban doona maalinta birito ah oo ay taariikhdu tahay 28-7-2016 ilaa 31-7-2016 waxaana ka soo qeyb galaya culumo caan ka ah dalka gudahiisa iyo dibadiisa

Halkan Ka eeg Jadwalka Muxaadaraadka Mutamarka Islaamiga ee wadamada Iskandanefiyanka oo dhameystiran

Maamulka Halgan.net Radio Halgan
Radio Xikma.

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online