
(July 28, 2016)
Finland:-Mu'tamarkii wadamada waqooyiga Yurub ayaa maanta ka furmay magaalada Helsinki ee xarunta dalka Finland Khamiista 28.07.2016 waxaana culumadii maanta ka qeyb gashay mutamarka maalintiisa koowa

(July 28, 2016)
Syria:-Hogaamiyaha ururka Jabhada Nusra Abu Maxamed Jowlaani ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah u shaaciyey in ay bedeleen magacii Jabahada Nusra ayna u bedeleen Jabhada Furashada Shaam جبهة فتح

(July 28, 2016)
Laascaanood:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in caawa koox aan la aqoon heybtooda ay ku dhaawaceen magaalada Laascaaanood Sh. C/risaaq Dhabayaco sa

(July 27, 2016)
Finland:-Shabakadda Wararka Halgan.net iyo Radio Halgan Live ayaa waxay si toosa idinku soo tabin doonaa hadii uu alle idmo Mu'tamarkii Iskandanefiyanka sanadkaana waxaa nasiib u yeeshay wadanka Finla

(July 27, 2016)
Guriceel:-Wararka ka imaanaya Deegaano katirsan Gobolka Galgaduud Gaar ahaana Nawaaxiga Degmada Guriceel ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Al-shabaab ay dhaqdhaqaayo Ciidan ka bilaabeen Deegaano hoos

(July 27, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27-July-2016 caasimadda Puntland ee Garoowe kaga qayb galay Munaasabad lagu daahfurayey dhisme cusub oo uu Bangiga Ifti

(July 27, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh, ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ay wax yeeladu ka soo gaartay Qaraxii ka dhacay irida hore ee Madina G

(July 26, 2016)
Burco:-Jamacadda islamiga Najaax Burco ayaa maanta si rasmi ah u iclamisay inay bilaabmatay diiwan galinta ardayda jecel inay wax ka bartaan Jaamacada Islaamiga ee Najaax . Masuuliinta Jaamacada

(July 26, 2016)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ugu yaraan 13 qof, ayaa ku geeriyooday qaraxyo saakay ka dhacay agagaaka garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. We

(July 25, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25-July-2016 magaalada Garoowe kaga qayb galay munaasabad lagu maamuusayey in ka badan saddex boqol oo macallin oo ka q
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|