Xafladii loo qabtay dufcadii 6aad oo ka qalin jabisay Machadka Imaamu Bukhaari 2016 ee degmada Galdogob.[Video]

July 31, 2016 - Written by Editor

IMG-20151103-WA0022Galdogob:-Waxaa ka dhacday xaflada si wanaagsan loo soo agaasimay Machadka Imaamu Bukhaari ee degmada Galdogob ee gobolka Mudug xafladaas oo loo sameeyey dufcadii lixaad ee ka qalinjabisa Machadka Bukhaari oo ah Machadka soo saaray arday tayo leh ayna aad uga faa’idaysteen bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada Galdogob ee gobolka Mudug taas oo ay amaantooda leeyihiin maamulka iyo hogaanka sare ee Machadka Bukhaari.

Hoos ka Daawo Xafladdii loo qabtay dufcadii 6aad oo ka qalinjabisa Machadka Imaamu bukhaari 2016 1437

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online