Ciidamada PSF iyo DANAB oo gaari iyo hub ku qabtay Koonfurta Gaalkacyo.[Masawiro]

August 15, 2016 - Written by Editor

2Gaalkacyo:-Ciidamada PSF ee dowladda Puntland iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ee DANAB ayaa waxaa ay howl gal ay ka fuliyeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo ku soo qabteen gaari uu lahaa madaxii amniyaadka ee Al-shabaab Nuur Deeq.

Sarkaal ka tirsan ciidanka PSF ee dowladda Puntland ayaa laga soo xigtay in gaari lagu qab tay Koonfurta Gaalkacyo uu isticmaali jiray  labo taariko oo kala ah  Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya waxaan gaariga laga soo qabtay guri maalmo ka hor laga soo xiray nin dhalashadiisa lagu sheegay Sudaani.

Gaariga ay ciidanku ku soo bandhigeen magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa ahaa gaari noociisu yahay Land Cruiser waxaan ciidamadaan PSF iyo DANAB ay maal mihii u danbeeyey ay ka wadeen  xaafaddaha Koonfurta iyo Waqooyiga Gaalkacyo howl galo lagu bartilmaamsanayo dad la soo farmuuqay.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online