Doorashada 2016 laga qaban lahaa gudaha Soomaaliya oo mudo 2 bil ah dib u dhacday

August 5, 2016 - Written by Editor

IMG_3002-640x426Muqdisho:-Wararka hoose oo Halgan.net  ay heshay shir wadayashiga ee hogaamiyaasha Soomaalida ee ka socda Muqdisho ayaa  la filayaa in waqtiga doorashada gudoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha uu dib dhac ku yimid. Xidhibaanada cusub ee labada Gole ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa la soo xulayaa  bilowga bisha Octoobar2016 ilaa laga gaarayo 16-oct halka Waqtiga gudoomiyaha Baaramnaaka loo asteeyey in la qabto 17-20 Octobar 2016 halka Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya la dooran doono 25-Octobar 2016.

Ilaa hadda ma jirto warmurtiyeed ka soo baxay shir wadayashiga ee hogaamiyaasha Soomaalida  ee ka socda Muqdisho oo la filayo in si rasmi ah  loo soo afmeero maalinta Axad ah.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online