Gaalada iyo Gaalkacyo Ma wax baa isu galay ?W/Q:-Sh. Axmed Cabdisamad

August 23, 2016 - Written by Editor

Sh. Axmed CabdisamadUsaama Bin Laadin iyo Ayman Addawaahiri waxay sheegeen inay ururka Alqaacida u aasaaseen la dagaalanka Yuhuuda iyo Macatableyda.

Ururkaas iyo kooxaha raacsan oo ay ka mid tahay Xarakada Alshabaab waxaa dhaqan u ahaa in ay muslimiinta u soo bandhigaan sawiro xanuun badan oo muujinaya muslimiin ay gaalo xasuuqayso ama ciqaabayso ama la qixinayso iwm.

Kolkii dadka dareenkooda ay kiciyaan oo ku abaabulaan koryeelida islaamka iyo ka hortagida dulmiga gaalada ayay shaqadooda aasaasiga ah ee ugu badan ka dhigaan xasuuqa , qixinta iyo cabsigalinta muslimiinta.

Marar badan ayaan isweydiiyey sida ay isu qabanayso muslimiin la xasuuqayo ayaan u gurmanaynaa iyo annaguna muslimiinta dhinacayaga ayaan ka xasuuqaynaa.

Gabagabadii maadaama aysan waxba isu galin reer Gaalkacyo iyo Yuhuuda iyo Macatableyda ay Alqaacido tiri waan la diriraynaa ayaan is iri : malaha labada magac ee GAALO iyo GAALKACYO ayaa isu la ekaaday!

W/Q:-Sh. Axmed Cabdisamad

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online